1)
Waxyaabaha
macalinka looga baahanyahay kahor classka inta uusan galin oo uu maamulka ka
hubinaayo
ü Schedule of work muhiim
ü Lesson preparation
2)
Waxyaabaha
macalinka looga baahanyahay marka uu fasalka kujiro
ü Class control
ü Problem solving
ü Lesson presentation
ü Class assessment
ü Wacyi galin iyo waanin xisadaha qaar
ama qeeb kamid ah xisada
ü Jecleysiinta dugsiga qaab toos ah iyo
qaab dadban
3)
Maamulaha
koowaad waxaa looga baahanyahay
ü Dejinta jadwalka
ü Tirokoobka ardayda
ü Lasocodka agabka dugsiga
ü Qiimeynta iyo lasocodka higsiga
dugsiga
ü Dabagalka iyo indhaindheynta
macalinka
ü Diyaarinta qorshaha horumarinta
dugsiga
ü Hagida macalinka
4)
Maamule
ku xigeenka waxaa looga baahanyahay
ü Hubinta iyo tiimbereynta cashar
diyaarinya macalinka
ü Losocodka maqnaasha iyo kawarqabida
xaalada ardayda
ü Ilaalinta waqtig xisadaha iyo
isbedelkooda
ü Buuxinta xisadi faaruq ah
ü Xalinta/ciqaabta ardaygi muteesta
5)
Waxyaabaha
looga baahanyahay guud ahaan maamulka yo macalimiinta dugsiga
ü U daacad ahaanshaha dugsiga
ü Kawarqabida heerka ardaydeena
ü Tayeenta ardayda dhan kastaba inti
aan awoodno
Comments
Post a Comment